Arrangör: Somaliska riksförbundets- med utvecklingsgruppen
Ururka Isbahaysiga umadda Soomaaliyeed wuxuu ku martiqaadayaa ururada xubnaha ka’ahi inay ka soo qaybgalaan simaar ku saabsan:
|
Seminarium om
biståndsutvecklingen till Somalia Taariikh: Sabti 4 AUG 2007, Goobta: Tensta Kultur träff Stockholm Saacada: 9:00-15:00 |
| Hitta adress på kartan/ Arag cinwaanka |
Siminaarka qodabada ugu muhiimsan oo looga hadlayo waa
1. In laga arinsado sidii wax loogu qaban lahaa bulshada soomaaliyeed ee ku nool wadanka Sweden sida siminaaro iyo wacyi galin kale maadaama ururadu u dhisan yihiin waqabadka bulshadda Soomaaliyeed.
2.
Arimaha kaalmada, in lays dhaafsado khibradaha ay ururadu u leeyihiin kaalmada dibada.waa sidee xiriirka ka dhexeeya ururada Somaliska/Svenska organisationer iyo ururda caalimiga ah
doorka ay ururadu ku yeelankaraan kaalmada Sweden ku kaalmayso wadankeena iyo waxyaabo kale oo la xiriira.
Wixii faahfaahina oo kusaabsan siminaarka waxaad kala xiriiri kartaa
Abdullahi Mahamed 076 2525 717
Abdullahi_mahamed@ hotmail.com
Abdinur Isse 076 120 2334
Senaste uppdaterad 2008-01-13